Wararka naga soo gaaraya Galmudug ayaa sheegaya in kulamadii ugu dambeeyey ay ka socdaan degmooyinka Dhuusamareeb iyo Gaalkacyo ee gobollada Galgaduud iyo Mudug.
Kulamada oo aha kuwa xasaasi ah ayaa waxaa looga hadlayaa arrimaha doorashooyinka ee maamulka Galmudug oo hadda maraya meel gabagabo ah.