DAAWO:-Odaayaasha Beesha ugaadhyahan oo Fariin kulul u diray Somaliland & Maxkamadda ciidanka

0

Odayaasha iyo Waxgaradka Beesha Ugaadhyahan [Dhulbahante] oo Warbaahinta maanta kula hadlay magaalada laascaanood ayaa si adag uga hadlay Kiiska  Dilkii Sanadkii aynu soo dhaafnay loo gaystay Marxuum Maxamuud Cabdilaahi Abshir, Waxayna Odayaashu Dhaliileen Maxkamadda Ciidamada oo kiiskaasi si cadaalada ka fog u maamulaysa.