DAAWO:-Madaxweynaha JFS oo soo gabagabeeyay booqasho labo maalmood ah oo uu ku joogay Eriteriya, kuna ku soo laabtay caasimadda dalka ee Muqdisho January 11, 2020 0 Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo gabagabeeyay booqasho labo maalmood ah oo uu ku joogay Eriteriya, waxaana uu galabta ku soo laabtay caasimadda dalka ee Muqdisho. #Madaxweynaha JFS