Mursal Iyo Safiirka Sweden Oo Ku Kulmay Muqdisho

0

Guddoomiyaha Golaha shacbka, Maxamed Mursal Cabdiraxman ayaa qaabiley Safiirka Sweden ee u fadhiya dalla, Staffan Tillander.

Kulanka ayaa waxaa looga wada hadley arimaha Dooroshooyinka 2020-2021 ee la filayo in waddanka ay ka dhacadaan.

Mursal ayaa u sheegay danjiraha in ay ka go’an tahay qabsoomida doorashooyinka, iyaddoo ana muddo kororsi ah dhicin.

Diblumaasiga ayaa dhankiisa ku bogaadiyey gudoonka labadda aqal meelmarinta sharciga doorashooyinka oo muhiim u ah coddeynta mustaqbalka dhaceysa.