Guddiga Farsamada ee dhismaha maamulka Galmudug ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyay liiska Xildhibaanada baarlamaanka labaad ee Galmudug.
liiska ayaa ka kooban 83 Xildhibaan, waxayna guddiga ay sheegeen in tirada dhiman ay soo dhamaystiri doonaan dhawaan marka ay odayaashu soo gudbiyaan.