War Muriyeed, Shirka isbedelka cimilada aduunka iyo baaqa Oxfam

0

Waxa magaalada Madrid ee dalka Spain ku soo gabagaboobay shirkii laga arinsanayey isbedelka cimilada aduunka, kaasi oo lagu lafa gurayey sidii xal waara looga gaadhi lahaa arintaasi.

Hay’adda Oxfam oo ka hawl gasha in ka badan 90 waddan oo dunida ah isla markaana ka mid ah dhaqdhaaqyada caalamiga ah ee u ololeeya ka hor taga isbedelka cimilada ayaa Xafiiskeeda Hargeisa war ka soo saartay war muriyeed ay arintaasi kaga hadlayso. Fadlan lifaaqaa kale dag.

war muriyeed COP 25 Somali