Shabaab oo Shaaciyay Qabiilka Ninkii Hogaaminayay Weerarkii Hoteel SYL

0

Al-shabaab ayaa shaaciyay magaca iyo beesha Ninkii Hogaaminayay weerarkii lagu Qaaday Hoteelka Syl ee Magaaladda Muqdisho.

Max’med Maxamuud Cabdi oo ku magac dheeraa Saadaq wuxuu ahaa dagaalyahankii hoggaaminayay weerarkii Hotelka SYL.

Saadaq wuxuu kasoo jeedaa Beesha Xawaadle gaar ahaa Reer Ugaas, wareysi laga duubay ka hor intii uusan weerarka fulin ayuu uga warramay arrimo badan oo ku aaddan sababta uu u go’aansaday in uu weerarkan qaado.