Masuuliyiin ka tirsan maamulka degmada baardheere oo xilkii laga qaaday

0

Madaxwayne ku-xigeenka labaad ahna ku simaha Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud ayaa xilalkii ka qaaday Mas’uuliyiin ka tirsan Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo, isagoo kuwo Cusub magacaabay.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxwayne ku-xigeenka labaad ee Jubbaland ayaa waxaa xilka Guddoomiye ku-xigeenka Degmada

Sidoo kale Madaxa Maaliyada Baardheere ayaa loo magacaabay Cali Dubbad Axmed, isagoo bedelaya Madaxdii hore ee Maaliyada Axmed Cabdullaahi Fanax.