DAAWO:-Xildhibaano iyo Wasiir Maareeye waxa kala qabsaday ” Arinta Roobow iyo Xasan Daahir Aways”

0

Xildhibaano  ka tirsan baarlmaaanka Soomaaliya ayaa maanta Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya  Maxamed Cabdi Xayir Maareeye Waydiiyey  Sababa Xasan Daahir Aways loogu Ogolaaday  inuu Warbaahinta ka hadlo, Halka Mukhtaar Roobow  aan loo Ogolayn inuu kasoo Hadlo.