DAAWO: Saraakiisha madaxtooyada oo diiday in ciidanka booliiska isticmaalaan wadada madaxtooyada

0

Saraakiisha sare ee ciidanka madaxtooyada Soomaaliya iyo hogaanka taliska booliiska Soomaaliya ayaa isku khilaafay isticmaalka wadooyinka gala madaxtooyada ee ciidanka booliiska Soomaaliya.

Saraakiisha madaxtooyada ayaa ku doodaya in ay cashar badan ka barteen weeraro lagu fuliyay dareeska ciidanka booliiska Soomaaliya isla markaana aysan mar dambe u ogolaan doonin ciidanka booliiska isticmaalka wadooyinka soo gala madaxtooyada.

HOOS KA DAAWO WARARKII UGU DAMBEEYAY: