DAAWO: Mucaaradka oo soo dhaweeyay heshiiska Dowlada iyo ASWJ

0

Musharaxiinta Mucaaradka ee u taagan qabashada xilka madaxweynaha Galmudug ayaa si weyn u soo dhaweeay heshiiska DF iyo Ahlu Sunna waljameea warkaasi iyo warar kale oo faahfaahsan ka daawo muuqaalka hoose.