DAAWO:-Maxaa looga hadlay shirkii golaha wasiirada puntland?

0

Shirka Golaha Wasiirada Dowladda Puntland oo uu shir-guddoomiyey Madaxweyne ku-xigeenka ahna kusimaha Madaxweynaha Mudane, Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo qodobadii todobaadkan looga hadlay.

Waxaa ka warbixinaya Afhayeenka Madaxtooyada ahna Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada