SAWIRRO:-Cabdi Xaashi Oo La Kulmay Dhiggiisa Dalka Qatar

0

Guddoomiyaha Aqalka Sare ayaa shir gaar ah la qaatay guddoomiyaha Golaha Shuurada  Baarlamaanka dalka Qatar, kaas oo ka dhacay magaalada Dooxa.

Labada guddoomiye aya ka wada hadlay xooninta xiriirka Labada baarlaamaan iyo is dhaafsiga waaya-aragnimada sharci-dejineed ee labada Aqal.

Halkan hoose ka daawo Sawirrada