DHAGEYSO:-Al-shabaab oo Gowracay Seddex Wiil oo Dhalinyaro ahaa

0

Wararka inaga soogaaraya Degaanka Xiinlebiy oo ku yaalla Xadka ay wadaagaan Gobalada Mudug iyo Galgaduud ayaa ku warramaya in Al-shabaab ay wareer ku qaadeen Malleyshiyaad jid gooyo u tiiley degaankaas.

Waxaa lasoo sheegayaa in laba ka mid ah kooxdii jid gooyodu u tiilay lagu dilay dagaalka, halka mid kale nolosha ay shabaab ay kaxaysteen.