DAAWO: Yaa Al-shabaab u fududeeyay weerarkii Hotel SYL

0

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qasaaraha weerarkii ururka Al-shabaab ay ku qaadeen Hotel SYL ee magaalada Muqdisho hadaba yaa u fududeeyay Alshabaab warkaasi iyo warar kale oo faahfaahsan ka daawo muuqaalka hoose.