DAAWO: Lacago badan oo laga helay jeebabka ragii Hotel SYL soo weeraray.

0

Saraakiisha hay’addaha amaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa shaaciyay in lacago badan jeebabkooda laga helay meydadka ragii Shabaabka ahaa ee soo weeraray Hotelka SYL ee Muqdisho.

HOOS KA DAAWO MEYDADKA SHABAAB ITO XOG CUSUB: