DAAWO: Colaada gobolka Mudug oo sii xoogeysatay.

0

Waxaa ka sii dareysa colaada ka taagan degaano ka tirsan gobolka Mudug ee u dhaxeysa beelo walaalo ah oo wada dega gobolka.

Dagaalka ayaa sii xoogeystay waxaana ka dhashay dhimasho, dhaawac iyo barakac xoogan oo ay sameeyeen dadka shacabka ah oo degaanka ku noolaa.

HOOS KA DAAWO WARARKII U DAMBEEYAY: