DAAWO Wasiir Goodax iyo Maareeye oo khilaaf xoogan soo kala dhaxgalay

0

Wasiirka waxbarashada Cabdullaahi Goodax Barre iyo Wasiirka Warfaafinta Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa isku heysta cida leh maamulka waaxda dhaqanka warkaasi iyo warar kale oo faahfaahsan ka daawo muuqaalka hoose