DAAWO: Wasiir Isloow oo Su’aalo adag la weydiinayo iyo Fadhiga Golaha oo furmay.

0

Wasiirka Wasaarada amniga gudaha ee Xukuumada Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow Ducaale ayaa hada ka hor hadlaya fadhiga guud ee Golaha Shacabka.

Xildhibaanada mucaaradka ayaa su’aalo adag weydiinaya wasiirka iyo saraakiil ciidan oo la socda.

HOOS KA DAAWO: