DAAWO:-Dhacdo Naxdin badan oo ka dhacay Hargeisa iyo Muuse Biixi oo ka hadlay

0

Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay Qoys ka Koobnaa Afar Ruux oo Guri uu kusoo dumay, Degmada 31-may ee magaalada Hargeisa.

Dadka halkaasi ku geeriyooday waxaa kamid Faysal aadan Cabdi oo ahaa Hinda Axmed oo Xaamilo ahayd, iyo Laba Caruur ah, kuwaasi oo ku nafwaayey markii uu GURI kusoo dumay.

Wuxuu Alle uga baryey Madaxwayne Biixi inuu Naxariistii Janno ka Waraabiyo Qoyskaasi.