DAAWO: Imaaraadka Carabta oo sheegay ineeysan dooneynin in markale isku dhacaan Soomaaliya

0

Masuuliyiin ka socday dalka imaaraadka carabta ayaa hoygiisa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay wasiirka Arimaha dibada Soomaaliya Axmed Ciise Cawad kulankaasi kadibna waxaa marbaahinta magaalada Dubia kula hadlay wasiiru dowlaha wasaarada arimaha dibada Imaaraadka ayaa sheegay in aysan markale dooninin ineey isku dhacaan Soomaaliya warkaasi iyo warar kale oo faahfaahsan ka daawo muuqaalka hoose.