DHAGEYSO:-RW Khayre Oo Baaq U Diray Dhalinyarada Soomaaliyeed

0

R/wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo ka hadlayey furitaanka shirka dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa ugu baaqay da’yarta inay qeyb qaataan dib u dhiska dalka.

Khayre ayaa ka dalbatay guud ahaan dhalinyarada Soomaaliyeed inay u sitaagaan sidii wax looga qaban lahaa amniga iyo ciribtirka musuq-maasuqa.

Sidoo kale wuxuu tilmaamay in dhalinyaradu tiir dhexaad u yihiin dalka, islamarkaana loo baahan yahay inay qaataan doorkooda.