DHAGEYSO:-Itoobiya iyo Kenya oo Lagu Eedeeyay Faragalinta Soomaaliya

0

Dawladaha Ethopia iyo Kenya ayaa lagu eedeeyay in ay faragalin ba’an ku hayaan dalka Soomaaliya.

Baddal Jaamac oo ka mid ah siyaasiyiinta soomaaliyeed ayaa ku eedeeyay Dowladaha Kenya iyo Ethopia in ay faragalin sharci darro ah ay ku haayaan arrimaha Soomaaliya.

Waraysi uu bixiyay ayuu ku faah faahiyay arrimo badan oo la xariira faragalinta ay Kenya iyo Ethopia ay ka wadaan gudaha Soomaaliya, waxaana uu sheegay in Kenya faragalin ka waddo gudaha Maamulka Jubaland.