DHAGEYSO:-Faahin rag hubeysan oo dhac kawada Magaaladda Muqdisho

0

Rag ku labisan dareeska Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa dhac ka geystay Magaaladda muqdisho Sidaas Waxaa Warbaahinta U Sheegay Mid Ka Mid ah Dadka Dhaca Loo Geystay

Dhaca ayay kooxaha ku labisan dareeska Ciidamadda Dowladda waxa ay ka geysteen Nawaaxiga Biyo Dageenka xareed Degmadda holwadaag ee gobolka banaadir.