DEG DEG Odiyaasha Gaaljecel oo dalbaday in cadaalada la horkeeno ninkii dilay Gen Cageey

0

Odiyaasha iyo waxgaradka ka soo jeeda beesha Gaaljecel oo uu ka soo jeedo taliye Cagey oo dhawaan sargaal ka tirsan ciidanka xooga dalka uu ku dilay Muqdisho ayaa sheegay inaan la aasi doonin meydka taliyaha ilaa lagu garab duugo ninkii dilay HOOS KA DAAWO