DHAGEYSO:-Isxaaq sheikh mursal”Itoobiyaanka la geeyay dhuusamareeb Saameyn Kuma Lahan Ahlusuna”

0

Isxaaq sheikh mursal oo kamid ahaa saraakiishii hore ee maamulka ahlusuna ayaa shaaca kaqaaday in awoodda ciidamada ahlusunna ay weli taagantahay islamarkaana ciidamada Ethiopia ee lageeyay deegaanada maamulka galmudug aysan wax saameen ku yeelan doonin awoodda ciidamadda maamulka ahlusunna ee galmudug sida uu hadalka u dhigay