DHAGEYSO:-Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland Oo Ka Hadlay Xariga Loo Geystay Odayaal Dhaliilay Maamulka Deni

0

Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland Cabdixakiin Maxamed Axmed Dhooba-daareed ayaa ka hadlay xarig shalay Magaalada Boosaaso loogu geystay Odayaal dhaliil u jeediyay Puntland.

Dhooba-daareed ayaa waxaa uu si kulul u Cambaareeyay xariga loo gaystay Diraac Yuusuf Buuxe iyo Cawad Maxamed Faarax, kuwaasi xukuumadda Madaxweyne Saciid Cabdullaahi Deni ku dhaliilay in aysan fulin balan-qaadyadii xiligii Doorashada.