DHAGEYSO:-Faysal Cali Dhurwaa Oo Sheegay in ay Katashteen Qorshe ay Damacsanyihiin Dowladda Soomaliya Iyo Itoobiya

0

Feysal Cali Waraabe waa Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah UCID ee Soomaaliland Haatan waxa uu ku suganyahay Magaalada Neyroobi ee xarunta dalka Kenya waxa uu kamid yahay siyaasiyiinta halkaas kulamada kula qaatay Axmed Madoobe.

Faysal Cali waraabe ayaana waxa uu kahdlay waxyaabo badan oo soomaaliya ku saabsan waxa uuna sheegay in halkaas uu kula kulamay siyaasiyiin badan oo soomaali ah islamarkaana ay kawada hadleen soomaaliya iyo sidii loo bad baadin lahaa. dhanka kale waxa uu dowldadd federaalka ee  soomaliya ku Eedeeyay  in Dekadaha somaliya ay Ku wareejinayso Dowladda itoobiya islamarkaana aan laga yeeleyn oo ay kawada tashteen.