DAAWO:-Boqor Buur-Madow “C.rashiid Riyo Raac isma Casilayo, Hadii Somaliland ku kala tegayso” iyo Amaan Habarjeclo

0

Boqor Cismaan Buur-madow ayaa sheegay inaysan suurto gal ahayn inuu Wakhtigan is casilo Cabdirashiid Riyo raac  oo Muran  dhaliyey markii lagu soo daray gudiga Doorashooyinka, Wuxuuna BuurMadow sheegay Arintaasi inaan wax dhexdhexaadin ah laga geli Karin.