DAAWO:-Dowladda Soomaaliya Oo Sheegtay Inay Diyaar U Tahay Doorashada Soo Socota

0

Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka oo maanta warbaahinta ugu warramayey Magaalada  Muqdisho ayaa ka hadlay doorashooyinka la filayo inay dhacaan 2020- illaa 2021-ka

Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa sheegay in dolwaddu ay diyaar garowday qabashada doorashooyinkaasi oo ah kuwa la wada sugayo.

Sidoo kale waxa uu ugu baaqay dhalinyarada Soomaaliyeed inay door ku yeeshaan doorashooyinkaasi, si ay u helaan fursado muhiim ah.

Ugu dambeyn wuxuu tilaamay in madaxda dowladda ay soo bandhigi doonaan xisbi weyn oo ay ku mideysan yihiin, si ay ugula tartamaan axsaabta kale ee dalka.