DHAGEYSO:- Wasaarada maaliyada Puntland oo hor geysey baarlamaanka odorska miisaaniyada 2020

0

Wasiirka maaliyadda Puntland Xasan Shire Abgaal ayaa akhriyey miisaaniyada sanadka 2020 ka dib markii xalay ay golaha wasiirada maamulkaasi ansixiyeen