DAAWO:-Xildhibaan Sakariye ’’Kenya dhiig bax aan caadi ahayn ayayku haysaa Umadda Soomaaliyeed’’

0

Xildhibaan sakiye oo ka mid ah mudanayaasha barlamanka soomaaliya ayaa si adag uga hadlay dhibaato uu sheegay in dowladda kenya ay ku hayso shacabka soomaaliyeed