DAAWO:-Faysal Dhurwaa oo ka hadlay Dhex dhexaadinta Xukuumadda iyo Wadani iyo Kulankii Hargeisa ka dhacay

0

Ergooyinoyin is xil qaamay oo ay kamid yihiin Madaxwayne ku xigeeno Hore oo Soo maray Somaliland, Madasha Wadatashiga iyo Ururo kale ayaa maanta hargeisa kulan kula yeeshay  Masuuliyiinta Xisbiyadda ucid iyo Wadani.

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Dhurwaa ayaa ka hadlay Dhex dhexaadinta Xukuumadda Somaliland iyo Xisbiga Wadani ee uu Hogaamiyo Cabdiraxmaan Cirro.