DHAGEYSO:-Maxaa ka cusub xaalka magaalada boosaaso ka dib rabshado ka dhacay ?

0

Warar lagu kalsoonan karo aan helayno ayaa noo sheegay in qaar ka mid ah isimada ugu wawayn puntland ay soo fara galiyeen xaaladii ka taagnayd magaalada bosaaso ee xarunta gobolka bari

Wararka ayaa sheegaya in ka dib dadaal badan oo ka yimid dhanka isimada puntland lagu guulaystay in ciidankii dhawaan soo galay magaalada laga saaro taasi oo sida aan xogta ku helnay ay ogoladeen saraakiishii maamulaysay ciidankii ka yimid dhanka carmo ee uu hogaaminayay ciise yulux