DHAGEYSO:-DEG DEG:Gud Cumar Finish oo kashifay in qarax miino lagu dili rabay

0

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Filish oo la hadlay jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka South Afrika ayaa shaaca ka qaaday in laga hortagay qarax la mid ah kii lagu dilay Injineer Yariisow oo isaga lala damacsana