DHAGEYSO:-Wasiir Cawad“Kiiska ICJ wax saameyn ah kuma lahan soo celinta xiriirka labada dal”

0

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in Soomaaliya iyo Kenya ay isku raaceen inay dib usoo celiyeen xiriirkooda ayada oo kiiska maxkamadda ICJ ee badda uusan taasi wax saameyn ah ku yeelan.

Madaxweynaha ayaa hadalka ka sheegay shir jaraa’id oo ay si wada jir ah u qabteen isaga iyo dhiggiisa Kenya Uhuru Kenyatta, kadib wada-hadallo ay ku yeesheen magaalada Nairobi.

Dhanka kale wasiirka arimaha dibadda  JFS Mudane axmed ciise cawad ayaa sheegay in labada dal ayna marnaba kawada hadlin arinta kiiska badda