DAAWO: Maxeey ka wada hadleen Sheekh Shariif & Fahad Yaasiin

0

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo taliyaha hey’ada nabad sugida iyo sirdoonka qaranka Fahad Yaasiin ayaa xalay kulan qarsoodi ah ku yeeshay magaalada Muqdisho hadaba maxaa looga wada hadlay warkaasi iyo warar kale oo faahfaahsan ka daaqo muuqaalka hoose.