Akhriso; Warsaxaafadeed uu soo saaray Madaxweynihii hore ee Galmudug Guuleed

0

Madaxweynihii hore ee Galmudug  Cabdkariim Xuseen Guuleed ayaa baaq ka soo saaray xaaladda siyaasadeed ee dalka ka jirta.

Cabdikariin Guuleed ayaa war saxaafadeedka uu soo saaray waxa uu ku qoray baaqyo uu u jeedinayo xukkuumada federalka,baarlmaanka iyo xisbiyada mucaaradka.