DAAWO:- Madaxweyne Farmaajo oo Cashar adag u dhigay Siyaasiyiinta dhaliilsan

0

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa weerar afka ah ku qaaday siyaasiyiinta iyo madaxdii hore ee dowladdiisa mucaaradka ku ah, isagoo ku eedeeyay in dowladiisa ay lugaha hayaan oo ay idaacadaha iyo facebook-yada ka qeylinayaan.

HOOS KA DAAWO.