DAAWO: Beesha uu ka dhashay guddoomiyihii baarlamaanka Puntland oo abaabul dagaal ka wada Sanaag.

0

Wixii ka danbeeyay markii xila laga qaaday gudoomiyihii baarlamaanka Puntland Cabdixakiin Dhoobo Daareed ayaa waxaa isa soo taraya abaabulka ay wadaan beesha uu ka dhashay Dhoobo Daareed iyadoona beesha ay ka shireysa goaan ka qaadayasha arimaha Puntland warkaasi iyo warar kale oo faahfaahsan ka daawo muuqaalka hoose.