DHAGEYSO:-Odayaasha Beesha Mareexaan Oo Taageeray Ciidamado Ka Goostay Axmed Madoobe

0

Illaa 200 oo askari oo ka tirsanaa ciidamada Darawiishta Jubbaland ayaa lagu soo warramayaa in maanta ay ku biireen ciidamada Milatariga Soomaaliya ee G/Gedo.

Ciidamadan oo ka howlgalayey degmada Beled-Xaawo ayaa u wareeygay dhanka degmada Luuq oo ay ku sugan yihiin ciidamo ka tirsan kuwa Xoogga dalka.