DHAGEYSO:-Howlgalo lagu sugayo amniga oo ka socda bosaaso

0

Kulamo looga hadlayey ammaanka degaanadda Puntland ayaa lagu qabtay magaaladda Boosaaso ee xarunta gobolka Bari.

Kulanka ayaa waxaa kasoo qeybgalay Odayaasha Dhaqanka, maamulka gobolka, bulshadda iyo marti sharaf kale oo lagu casuumay.

Cabdisamad Yuusuf Maxamed [Abwaan], gudoomiyaha gobolka Bari, oo kulanka kadib la hadlay saxaafadda ayaa ka warbixiyey qodobadda kasoo baxay.