DHAGEYSO:-Dowladda Soomaaliya Oo Fahfaahisay Gargaar Maanta Ku Wajahan Beledwayne

0

Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta xukuumadda federaalka Soomaaliya, ayaa sheegay in gargaar uu maanta ku wajahan yahay Beledwayne.

Injineer Cabdi Xasan Canshuur ayaa tilmaamay in gurmadkan uu qayb ka yahay gargaarka caalamiga ah ee fatahaadyadda Beesha Caalamka.

Dhowr diyaaradood ayuu xusay in ay xarunta gobolka Hiiraan ka degi doonan, kuwaasi oo gurmad gaarsiin doona shacabka halkaas ku nool.

Magaaladda Beledwayne ayaa waxaa saameyn daran ku yeeshay fatahaad uu sameeyay Webiga Shabelle, inkasta oo xaalka magaaladda uu wacan yahay haatan.

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here