DHAGEYSO:-Ciidanka Dowladda Soomaaliya Oo La Wareegay Amniga Degmada Luuq

0

 Ciidamadda dowladda federaalka Soomaaliya ayaa si ramsi ah ula wareegay ammaanka degmada Luuq ee gobolka Gedo.

Dadka degaanka ayaa kusoo waramaya in ciidanka ay bilaabeen howlgalo lagu xaqiijinayo nabad-gelyadda guud ee magaaladda.

La wareegitaanka ayaa ka dambeysay markii cutubyo kamid ah ciidanka Itoobiya ay gaareen kana wateen mas’uuliyiin dhowr ah.