WAR DEG DEG AH:-Mooshinka xilka qaadista gudoomiye dhoobo oo ka socota garoowe

0

Magaalada garoowe gaar ahaan xarunta barlamanka waxaa hadda shir uga socda qaar ka mid xildhibaanada barlamanka maamulka puntland waxaana shirka gudoominaya gudoomiye ku xigeenka 1aad ee barlamanka maamulkaasi.

Xogta aan ka helayno garoowe ayaa sheegaysa in u jeedka shirkan u socda barlamanka uu salka ku hayo mooshin xilka qaadista gudoomiye Cabdixakiin Dhoobo Daareed ka dib khilaaf soo dhexgalay isaga iyo madaxtooyada

La soco wixii soo kordha