DHAGEYSO:-Maxkamadda Ciidamada Puntland Oo Dil Toogasho Ah Ku Fulisay xubno ka tirsan shabaab & Daacish

0

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee dowlad Goboleedka Puntland ayaa  xukun Dil toogasho ah ku fulisay Rag ka tirsan Al-shabaab iyo Daacish.

Raggan toogashada lagu fuliyay ayaa gaarayay ilaa 5 ruux, kuwaasi oo muddo ku xirnaa Xabsi ku yaalla Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari, waxaana laga soo qabtay deegaano ka tirsan Puntland.