DHAGEYSO:-Guddi Loo Magacaabay Doorashada Baarlamaanka Puntland

0

Guddoonka baarlamaanka Puntland ayaa guddi u magacaabay doorashadda gudoomiyaha cusub ee Golaha Wakiiladda.

Guddiga qabaqaabadda oo ka kooban todoba xubnood ayaa diyaarin doono coddeynta oo loo muddeeyay Khamiista soo aadan.

Doorashadda cusub ayaa ka dambeysay markii xilka laga qaaday gudoomiyihii Aqalka Wakiiladda, Cabdixakiim Dhooba Daareed.

Xilka ka xayuubinta Dhooba Daareed oo ku timid mooshin ayaa la sheegay in ay gedaal ka riixeyso xukuumadda madaxweyne Deni.

 

SHARE

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here