DAAWO: Xiisad ka dhalatay xil ka qaadista Dhoobo Daareed oo caawa ka taagan Garowe

0

Xaalada Magaalada Garoowe ayaa caawa kacsan kadib markii maanta xildhibaanada baarlamaanka Puntland ay xilka ka qaaadeen gudoomiyaha baarlamaanka Puntland Cabdixakiin Dhoobo Daareed warkaasi iyp warar kale oo faahfaahsan ka daawo muuqaalka hoose