DAAWO:-Baarlamanaka Puntland oo Kalsoonida kala laabtay Guddoomiyihii Baarlamanka

0

Golaha Baarlamaanka Puntland oo kulan deg deg ah ku yeeshay xaruntooda  magaalada Garoowe ayaa cod u qaaday Mooshinkii ka dhanka ahaa Guddoomiyaha Baarlamaanka C/xakiin Dhoobo Daareed.

Kulanka oo ay soo xaadireen 53- Xildhibaan ayaa 49-ka mid ah waxa ay u codeeyeen  xilka qaadista Dhoobo-Daarood, 4 afarna way ka aamuseen.

Xalay ayay ahayed markii is rasaaseyn ay  ka dhacday xarunta Baarlamaanka waxa ku dhintay laba qof halka afar kalena ku dhaawacmeen