DAAWO:- Boosaaso oo lagu soo gabagabeyeey shir u dhaxeyeey Laamaha amaanka iyo Warbaahinta Puntland

0

Magaalada Bosaaso waxaa maanta lagu soo gabagabeeyay shir socday muddo labo cisho ah oo u dhexeeya laamaha amniga ee gobolka bari iyo Warbaahinta Puntland. Intii uu shirku socday qodobadii looga dooday waxaa kamid ahaa In la abuuro jawi nabdoon oo labada dhinac ay ku wada shaqeeyaan iyo in wariyeyaasha loo fududeeyo helista xogta gobolka iyo xafiisyada dowladda.